Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 85:02:16
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • Kulan afur ah oo lagu qabtay Melbourne

    18/03/2025 Duración: 09min

    Waxaa magaalada Melbourne lagu qabtay afur ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Melbourne.

  • Luqadaha kala duwan ee bulshada dalka loogu yimid

    18/03/2025 Duración: 09min

    In ka badan 100 luqadaha dadka dalka loogu yimid ayaa Australia oo dhan hadda looga hadlaa. Qaarkood dad aad U tiro yar ayaa ku hadla, intooda badana waxay qatar ugu jiraan inay gabi ahaanba suulaan.

  • Wararka SBS Somali 18 Maarso

    18/03/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 18 Maarso.

  • Wararka SBS Somali 13 Maarso

    13/03/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 13 Maarso

  • SBS Somali Full Program 12 March

    13/03/2025 Duración: 54min

    SBS Somali Full Program 12 March

  • Wararka SBS Somali 12 Maarso

    12/03/2025 Duración: 08min

    Wararka SBS Somali 12 Maarso.

  • Kulanka Somali Youth Nights oo lagu qabtay Melbourne

    12/03/2025 Duración: 08min

    Kulan dhalinyarada isku arkaan oo lagu qabtay Melbourne.

  • Wararka Soomaaliya 12 Maarso

    12/03/2025 Duración: 14min

    Wararka Soomaaliya: Weerarka Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.

  • Isu diiwaangali doorashada soo socota

    11/03/2025 Duración: 07min

    Iyadoo doorasho kale oo federal ah ay dhacayso sanadkan, waxaa jira talaaboyin ay tahay inaad qaado ka hor inta aaddan codkaaga markii ugu horaysay dhiiban.

  • Wararka SBS Somali 11 Maarso

    11/03/2025 Duración: 06min

    Wararka SBS Somali 11 Maarso.

  • SBS Somali Full Program 7 March

    10/03/2025 Duración: 52min

    SBS Somali Full Program 7 March.

  • Wararka SBS Somali 7 Maarso

    07/03/2025 Duración: 06min

    Wararka SBS Somali 7 Maarso

  • Wararkii u danbeeyay ee Duufaanta Alfred ee ku soo wajahan QLN iyo NSW

    07/03/2025 Duración: 07min

    Duufaanta Alfred oo ku soo wajahan gobolada Queensland iyo New South Wales.

  • Wararka SBS Somali 6 Maarso

    06/03/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 6 Maarso.

  • Wararka SBS Somali 5 Maarso

    05/03/2025 Duración: 10min

    Wararka SBS Somali 5 Maarso.

  • Wararka SBS Somali 4 Maarso

    04/03/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 4 Maarso.

  • Yasac Abdullahi oo boolis ka noqday Victoria

    04/03/2025 Duración: 17min

    Yasac Abdullahi wuxuu dhawaan ka jalinjabiyay kuliyadda Booliska Victoria sidaasna ku noqday askari boolis ah.

  • SBS Somali Full Program 28 Feb

    03/03/2025 Duración: 53min

    SBS Somali Full Program 28.

  • Ramadan iyo Sheekh Abdirahman Magan

    03/03/2025 Duración: 11min

    Sheekh Abdirahman Magan oo nooga waramay Faa'iidooyinka bisha barakaysan ee Ramadan.

  • Wararkii Soomaaliya 28 Febaraayo

    28/02/2025 Duración: 12min

    Wararka Soomaaliya

página 1 de 25