Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Qalab caafimaad oo loo diray Jigjiga
20/05/2025 Duración: 08minFootscray Rotary Club ayaa qalab caafimaad u diray cisbitaalka Jigjiga. Qalabka ayaa isugu jiray waxyaalo kala duwan oo cisbitaalku u baahan yahay.
-
-
-
-
Golaha wasiiradda cusub ee Laborka
14/05/2025 Duración: 05minGolaha wasiiradda cusub ee Laborka ayaa la dhaariyay kadib guushii xisbigu ka gaaray doorashadii 3 May.
-
-
Taariiqda Soomaaliya iyo Prof Mohamed Haji Mukhtar
13/05/2025 Duración: 19minProf Mohamed Haji Mukhtar ayaa sheegay in Soomaaliya ay bilowgiiba xataa intaan xoriyadda la qaadan qaldan tahay, qaladaadkaasna ay sabab u yihiin inaan wali dalku degin.
-
-
-
Falanqaynta doorashdii Australia iyo Dr Mohamed Abbas
07/05/2025 Duración: 18minDoorashadii federalka Australia ayuu xisbiga Laborku si aqlabiyad ah ugu guulaystay. Mohamed Abbas ayaa sharaxaya sababta shacabku ku doorteen Laborka ayna ku diideen Liberalka.
-
-
-
Xirida farqiga nolosha bulshooyin Indijinooska iyo bulsho waynta Australia
06/05/2025 Duración: 07minAustralia waxay ka mid tahay dalalka aduunka dadku ugu cimri dheer yihiin. Celcelis ahaan qofka Australianka ah wuxuu gaaraa 83 sano. Laakiin dadka ka soo jeeda bulshooyinka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderka cimrigoodu 8 sano ayuu la hooseeyaa shacabka intiisa kale.
-
-
Laborka oo ku guulaystay doorashada federalka, Anthony Albanese sidaad ku sii ahaanaya RW
03/05/2025 Duración: 04minXisbiga Laborka ayaa si aqlabiyad ku guulaystay doorashada federalka 2025 sidaasna waxaa uu Anthony Albanese ku sii ahaanayaa Ra'iisul Wasaaraha dalka.
-
-
-
-
Maxaa la isku hayaa doorashada Australia?
30/04/2025 Duración: 12minDoorashada ka dhacaysa dalkan Australia ayay xisbiyada waaweyn isku hayaan arimo badan. Mohamed Daahir ayaa nala falanqaynaya arimaha la isku hayo.

Únete Ahora
- Acceso ilimitado a todo el contenido de la plataforma.
- Más de 30 mil títulos, incluidos audiolibros, podcasts, series y documentales.
- Narración de audiolibros por profesionales, incluidos actores, locutores e incluso los propios autores.