Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
SBS Somali Full Program 26 Febraury
27/02/2025 Duración: 54minWaa idaacadii SBS Somali 26 febaraayo.
-
-
Caruurtu waxyaalaha ay sameeyaan iskuulka kadib
26/02/2025 Duración: 08minWaa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii Australia Explained oo aan ku eegayno waxyaalha caruurta iyo dhalinyaradu sameeyaan marka ay galabkii iskuulka ka soo baxaan.
-
Kulan lagu taakulaynta Ciidanka Puntland
26/02/2025 Duración: 15minWaxaa magaalada Melbourne lagu qabtay kulan dhaqaale loogu aruurinayay ciidanka Puntland ee dagaalka kula jira Daacish.
-
-
Dr Yusuf Omar iyo xaaladda Soomaaliya
25/02/2025 Duración: 12minDr Yusuf Omar "marka siyaasada laga eego qofku wuu yar quusan laakiin really in la quusto ma ah"
-
-
-
-
-
Dr Yusuf Omar oo xaflad soo dhawayn ah loogu sameeyay Melbourne
18/02/2025 Duración: 18minDr Yusuf Omar oo booqasho gaaban ku yimid Melbourne ayaan waraysi kala yeelanay arimo kala duwan.
-
-
Lacagaha Fasaxa Waalidka ilmuhu u dhashaan
18/02/2025 Duración: 09minAustralia, waalidiinta qaar ayay dawlada iyo shaqabixiyuhu lacag ku siiyaan fasax ay qaataan marka ilmo u dhasho. Laakiin qofkastaa xaq uma laha lacagtaas.
-
-
-
-
-
Barnaamuj lagu ciribtirayo gudniinka fircooniga ah
11/02/2025 Duración: 16minWaxaa aduunka laga xusay maalinta ciribtirka gudniinka fircooniga ah. Waxaa aduunka oo dhan lagu fuliyaa falkan gabdho iyo haween gaaraya 23milyan. Waxaana lagu sheegaa in Soomaaliya tahay dalka ugu badan ee gabdhaha lagu sameeyo gudniinka iyadoo 98% gabdhaha lagu gudo.
-