Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
Sanad guuradii 6 aad ee weerarkii masaajidkii Christchuch
25/03/2025 Duración: 08min6 sano ayaa ka soo wareegtay weerarkii lagu qaaday masaajid ku yaal Christchurch.
-
Qof Australian ah dhalashada ma laga qaadi karaa?
25/03/2025 Duración: 05minMucaaradka federaalka ayaa doonaya inay qabtaan afti dawlada lagu siinayo awood ay qofkii danbi wayn gala uga xayuubin karto dhalashada Australia.
-
-
-
-
-
-
Kulan afur ah oo lagu qabtay Melbourne
18/03/2025 Duración: 09minWaxaa magaalada Melbourne lagu qabtay afur ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Melbourne.
-
Luqadaha kala duwan ee bulshada dalka loogu yimid
18/03/2025 Duración: 09minIn ka badan 100 luqadaha dadka dalka loogu yimid ayaa Australia oo dhan hadda looga hadlaa. Qaarkood dad aad U tiro yar ayaa ku hadla, intooda badana waxay qatar ugu jiraan inay gabi ahaanba suulaan.
-
-
-
-
-
Kulanka Somali Youth Nights oo lagu qabtay Melbourne
12/03/2025 Duración: 08minKulan dhalinyarada isku arkaan oo lagu qabtay Melbourne.
-
Wararka Soomaaliya 12 Maarso
12/03/2025 Duración: 14minWararka Soomaaliya: Weerarka Hotel Qaahira ee magaalada Beledweyne.
-
Isu diiwaangali doorashada soo socota
11/03/2025 Duración: 07minIyadoo doorasho kale oo federal ah ay dhacayso sanadkan, waxaa jira talaaboyin ay tahay inaad qaado ka hor inta aaddan codkaaga markii ugu horaysay dhiiban.
-
-
-
-
Wararkii u danbeeyay ee Duufaanta Alfred ee ku soo wajahan QLN iyo NSW
07/03/2025 Duración: 07minDuufaanta Alfred oo ku soo wajahan gobolada Queensland iyo New South Wales.

Únete Ahora
- Acceso ilimitado a todo el contenido de la plataforma.
- Más de 30 mil títulos, incluidos audiolibros, podcasts, series y documentales.
- Narración de audiolibros por profesionales, incluidos actores, locutores e incluso los propios autores.